GARGAAR SHACI OO BILAASH AH
Noocyo badan ee kiisasku waa la daboolay iyadoo uu hoos immanayo habbaynta gargaarka saharci bilaashka ah ee dawladda ama qorshayaasha cayniaka. Waxaan dib u eegi doonaa kiiskaaga oo ku saabsan waxyabahan lagu beddelan karo. Kiisaska qaar waxay ku xidhan yihiin imtixaanka, oo shuruuddu waa in loo-adeegaha dakhligiisu uu hoos yimaad marinka heshiiska ku xusan. Marinka dakhliga laga bilaaabo 01.01.2023 waa NOK 350,000.- oo loogu talogalay kalida iyo NOK 540,000.- oo loogu tallo galay wadda nool/lammaanaha.
LACAGA AH
Marka laga reebo gargaarka sharci ee bilaashka ah istaandarkeena lacagtu waxay u dhaxayn doontaa
NOK 2,000.- – NOK 2,500.- oo lagu daraa cashuurta VAT.
Heerka lacagta lagu ma dalici karo ilaa ku dalacashada lagula heshiiyo loo-adeegaha.