GUUD

Advokatene Clemetsen & Mohammad AS waxay ka caawin kartaa tallada, hagidda iyo nidaanka tiro ka mida meelaha sharciga.
Kiisaska qaar ayaa habboon in lagu gar-qaado, midkood maxkamadda ama kahor maxkamadaha. Waxaan haysanaa garqaadayaal aqoon leh, oo hadana waxay awoodaan inay aqbalaan heshiisiinta guddiyada.

MEELAHA SHARCIGA

Samafalka carruurta
Haynta Carruurta iyo booqashada
Sharciga shaqaalaha
Dhaawaca shirkadda
Magangalyo, oggolaanshaha shaqada iyo u midaynta qoysaska
Magdhawga
Dhaxalka, baadhitaanka iyo degenaanshaha maaliyadeed kahor int guurka/lamaanimadu aanay jabin
Dayactirka Carruurta
NAV iyo kiisaska sooshiyaal sekuyuuritiga
Kirada/joojinta
Afduubka carruurta
Insurance
Heshiiska sharciga
Sharciga danbiyada
Kafaalo –qaadidda daryeelka caafimaadka maskaxda ee Kasabka ah
Muwaadinimada/jinsiyadda
La tallinta dhinacyada cabanayay 
Caawimada guud ee janacsiyadda yar yar

Soo kabashada deynta caalamiga ah