NAGU SAABSAN

Advokatene Clemetsen & Mohammad AS waxay ku taalaa wadnaha Magaalada Oslo.  Waxaan caawinaa loo-adeegayaasha qarankoo dhan qaybo badan oo sharci oo kala duwan. Tani waa rajadeeena si si diyaarsan loogu heli karo, oo sababtan waxaanu siinaa tallo sharci  bilaash ah oo aan khasab ahayn labadoodaba loo-adeegaha ahadda iyo  looadeegaha cusub

Waxaan ka caawinaa labadoodaba shaqsiyaadka aan dawliga ahayn iyo shirkadaha yar yar meelo badan oo sharciga ah. Qareemadeenu waxay u leeyihiin khibrada ballaadhan dacwadda maxkamadda kahor dawladda hoose, daboolka iyo maxmadaha degmada ama maxkamadda racfaaka.

TALLO SHARI OO BILAASH AH

Adeegyada Tallada Sharciga ee Bilaashka ah waa dalab kuu suurtogalinaya inaad kulan hore la yeelato qareenka oo lacag la’aan ah. Adeega Tallada Sharci ee Bilaashka ahi waxay bixisaa tallo iyo tilmaam. Qareenka aad la hadashay sidoo kale waxa uu baadhi doonaa suurtogalnimada inaad hesho gargaar sharci oo bilaash aah.

Adeega Tallada Sharci ee Lacag la’aanta ah waxa la heli karaa waqtiyadan soo socda:

Saacadaha dhigidda
isniinta. – Jimcaha. 09:00 – 17:00

Ballamaha
isniinta. – Jimcaha. 09:00 – 17:00

waxaanu ku tallinaynaa in telefoonkaagu ka soo horeeyo ballanta maadaama oo laga yaabo inaan inaa si buuxda u sii buuking gareeynay qaar ka mida khamiisaha.
Fadlan soo qaado wixii dukumenti kiis ah adigu.
Naga soo wac 22 42 98 00 ama keen xafiiskayaga Skippergata 35, 8th floor.